Wednesday, December 21, 2016

Baro Abla-Ablaynta Beelaha Qabiilka Gadabuursi

This is short classification of the Gadabuursi clans, The more detailed one is to be posted in near time.
Fadlan wixii sixid ah noo soo tabi.
I welcome your feedbacks.
Please comment it below.

Gadabursi
 ➥Habar Afaan
  • Gobe
    • Xildiid
    • Salaan
    • Muuse
  • Ali Ganuun (Ali Ganuun)
  • Hebjire (Xeebjire)
    • Gadheere
    • Reer Isin
  • Jibra’en (Jibraacin)
    • Cali Cusman
      • Qalib Osman
    • Odawaa Osman
      • Yusuf Osman
      • Reer Adan
      • Reer Axamed 
  • Isse Samaroon (Reer Ciise)
  • Yusuf Samaroon (Habar Yaasif)
    • Nabi Jecle
  • Subeer Samaroon
    • Dhego Weyne
    • Makal (Makayl Qaylo)
    • Muse Subeer
      • Musefin ( Muuse maxamed)
        • Ismaaciil
          • Reer Cabdile
            • Gadhcad
            • Gadhwayn
          • Idaar
          • Cali Ugaadh
        • Reer Abdi
      • Reer Haamud
      • Hassan Sa’ad (Xasan Sacad)
        • Reer Rooble
      • Faroole
 ➥Habar Makidor (Makidor)
  ➥Makahil
  • Eye Makahil (Ciye)
  • Eli Makahil (Celi)
  • Abdalle Makahil (Bahabr Abdalle)
    • Weyd
      • Muse
      • Xassan
    • Muse
      • Jibril
      • Aden
      • Ciga
  • Hassan Makahil (Bahabar xasan)
  • Muuse Makahil
    • Jibril Muuse (Afguduud)
    • Bah-Sanayo
      • Idris Muuse
      • Rooble Muuse
      • Hawaday Muuse
    • Makayl-Dheere
      • Reer Ugaas
        • Ugaas Samatar
        • Ugaas Cabdille
      • Abokor
        • Reer Galaangal
        • Reer Abdi Abokor
    • Yoonis Muuse
      • Ali Yoonis
      • Jibril Yoonis
        • Adan (Had) Jabril
        • Abokr (Gorad) Jabril
        • Axamed Cismaan Kheyr(Cismaan Guul) Jabril
          • Ali Khair (Kaba Harag)
            • Dudub Osman (Reer Dudub)
              • Hodaal Dudub
              • Dharaar Dudub
              • Cigaal Dudub
              • Dadar Dudub
              • Aadan Dudub
            • Yoonis Osman
              • Farah Yunus-Ba Madigan
              • Ahmed Yunus-Ba Madigan
              • Mahmud Yunus-Ba Musa Fin
              • Gadaala-Dhal
              • Darar Yonis-Ba Musa Fin
              • Geleh Yonis-Ba Musa Fin
              • Abdi Yonis-Gadaladal
              • Gedi Yonis-Gadaladal
              • Adan Yonis-Gadaladal
              • Ali Yonis-Gadaladal
                • Hamud Yonis- Hamud Gaala
      • Adan Yoonis
        • Reer Hayiinle
        • Reer Sahal
          • Reer Boqor wayne
            • Adan-Madoobe
      • Nuur Yoonis (Reer Nuur)
        • Reer Mahmuud
          • Abdi Mahamuud
            • Xuseen
              • Xaad (Buul-xun)
              • Shirdoon
              • Gabbal
                • Koohi
                • Samatar
                • Ali
                • Raage
                • Xergeeye
                • Khayre (bah-caso)
                • Bahdoon (bah-caso)
                • Samatar-yare (bah-caso)
                • Dhaabur (bah-caso)
            • Cismaan (Reer – Cismaan)
          • Halas Mahmuud
            • Cumar Halas
              • Husien Omar
              • Farah Omar
              • Afi Omar
                • Galab Afi
              • Gelleh Omar
              • Roble Omar
            • Guled Halas
              • Qoob Buur
            • Muse Halas
            • Hiraab Halas
            • Cali Halas
              • Reer Boqore
              • Reer Rooble Cali
          • Hassan Mahmuud (Nimidoor)
            • Reer Dharaar
            • Odawa Hasan
          • Hufane Mahmuud (Nimidoor)
          • Roble Mahmuud (Ba-Jibra’en)
            • Reer Geele
            • Reer Dhabbar
            • Reer Abdulahi
            • Reer Ali Karuure
          • Mohamed Mahmuud (Ba-Jibra’en)
            • Reer Buuh
            • Reer Jirde
        • Reer Farah
          • Ibrahim Farah
            • Gaade Ibraahim
            • Guled Ibraahim
            • Bare Ibraahim
              • Reer Waadhawr
            • Samakaab Ibraahim
            • Rooble Ibraahim
            • Dadar Ibraahim
            • Salah Ibraahim
          • Geedi Farah (Gabarmadow)
            • Hiraab Geedi
            • Cali Geedi
            • Mahamed Geedi
            • Dabeer Geedi
            • Wayteen Geedi
          • Reer Ali Abdi
  ➥Mahad Case
  • Bahabar Eli
    • Cabdalle
    • Habar Xuseen
    • Maxamuud
  • Bahabar Adam
  • Bahabar Abokor
Muuse maxamed
  • Bahabar Muuse
    • Ali Madoobe
    • Madax Madoobe
    • Akaraa
  • Abrayn
    • Ali Hogol
      • Reer xareed-Boqorre
      • Reer Ayuun
      • Axmed Shabeel
      • Reer looge
      • Reer guuleed
      • Reer hayl
      • Reer Cadaawe
      • Reer Xirsi
    • Geesaale
      • Reer Huruur
      • Reer samatar
      • Reer Hiraab
      • Reer Tuur
      • Reer Cali oday
    • Gadiid
      • Reer Cadde
      • Reer Sahal
    • Goodaad (Indho-colle)
  • Reer Mohamed
    • Reer Aadan
    • Reer buux cumar
    • Reer cigaal
  • Adam Muuse

Monday, December 12, 2016

Baro inta beelood ee Gadabuursi u kala baxo

Gadabuursi iyo Samaroon waa laba magac oo kala duwan ....

laakiin dadka qaar waxay u haystaan inuu hal magac yahay...

Gadabuursi waxaa la yidhaa marka Samaroon walaalihii lagu daro....

Samaroon Siciid walaalihiina waa Ibrahiim Siciid oo ah Gobe,

Jibriiir Siciid oo ah Jibraciin ,


Cali Ganuun Siciid,

Cumar Siciid oo ah Cumar Gacalquud,

Iyo Xeebjire Siciid

INTAAS WAXAA LA ISKU YIDHAA GADABUURSI.

Samaroon wuxuu u kala baxaa:

1. Yusuf/ Samaroon: waa curadkii Samaroon oo waxaa loo yaqaan Habar Yeesif
2. Ciise Samaroon: waa reer Ciise,
3. Zubeyr Samaroon
4. Makidor Samaroon: oo waxaa loo yaqaan Habar Makidor

afartaas nin waxaa ay yihiin ilmo Samaroon

Gadabuursi waa Habar Makidor iyo Habar Cafaan

Habar Makidor: Mahad Casse iyo Makahiil

Inta kale oo Gadabuursi waa Habar Cafaan

Habar Cafaan: Gobe Sicid, Xeebjire Sicid, Cumar Sicid/ Cumar Qacalquud, Jibraciin Sicid .Yusuf Samaroon , Ciise Samaroon iyo Zubeyr Samaroon.


Cadeynta: 


Waxan idin soo bandhigaya cadeynmaha

Bollettino della Società geografica italiana, 1890's

Image
Peoples of Horn of Africa, 1955's

Image
Nuova Antologia 1890


154 Tribes of Somaliland 1941

Lakiin waa khalad, sax wuxuu ahaa sidan:

Habar Cafaan
  • Gobe(Ibrahiim) Siciid (Gobe)
  • Cumar Siciid (Cumar Gacalquud)
  • Cali Ganuun Siciid (Cali Ganuun)
  • Xeebjire Siciid (Xeebjire)
  • Jibracin Siciid(Jibracin)
  • Ciisse Samaroon (Reer Ciise)
  • Yesuf Samaroon (Habar Yesuf)
  • Subeer Samaroon (Subeer)
    • Muse
      • Muse Fin
        • Ismail Musa
        • Abdi Musa
        • Haron Musa
    • Rer Hamud
    • Faroleh
    • Hassan Sa'ad
    • Degawein
Habar Makador (Makador)
  • Makahil
    • Bahabar Hassan
    • Muse Makahil
      • Farah Yunis
      • Ahmed Yunis
      • Mohamud Yunis
      • Nur Yunis
        • Rer Mohamed
      • Aden Yunis
      • Shirdon Yunis
      • Jibril Yunis
        • Rer Dudub
  • Mahad Casse
    • Bahabar Musa
    • Bahabar Aden
    • Bahabar Eli
    • Bahabar Abokor







Image
I forgot source to this one, later on it will be added.

Gadabursi, Habar Makador and Habar Cafaan
N'ell Harrar, 1896



Gadabuursi waa Habar Makador iyo Habar Cafaan