Sunday, August 4, 2019

Horyal Democratic Front rare image 1992

Shirkii jabhadii Horyaal Deegaanka Cagaarweyne eee Degmada Dambal 1992 ee dawlad deeganka somalida
Horyal Liberation Front. Jabhada horyaal waa jabhd caana taasoo ladagaalami jirtay dawladii Mingiste Haylamaryam , kadib markay Rideen dawldii dhargiga 1991 bishii May ( 20 Gunbood 1984 tarikhda Ethiopia) jabhadu waxay ilaalo ka hayssy dhulka Belaha samaroon ee Ethiopia ilaa intii laga dhisaayay dawladii tigreeega ee dhwaan iyadna dhacday . Taarikhdu iyadaa is qorta Geesiyaal bay Ahayeeen, manta badalkoodu mala heli karana.