
Horyal Liberation Front. Jabhada horyaal waa jabhd caana taasoo ladagaalami jirtay dawladii Mingiste Haylamaryam , kadib markay Rideen dawldii dhargiga 1991 bishii May ( 20 Gunbood 1984 tarikhda Ethiopia) jabhadu waxay ilaalo ka hayssy dhulka Belaha samaroon ee Ethiopia ilaa intii laga dhisaayay dawladii tigreeega ee dhwaan iyadna dhacday . Taarikhdu iyadaa is qorta Geesiyaal bay Ahayeeen, manta badalkoodu mala heli karana.
No comments:
Post a Comment