Gadabuursi iyo Samaroon waa laba magac oo kala duwan ....
laakiin dadka qaar waxay u haystaan inuu hal magac yahay...
Gadabuursi waxaa la yidhaa marka Samaroon walaalihii lagu daro....
Samaroon Siciid walaalihiina waa Ibrahiim Siciid oo ah Gobe,
Jibriiir Siciid oo ah Jibraciin ,
Cali Ganuun Siciid,
Cali Ganuun Siciid,
Cumar Siciid oo ah Cumar Gacalquud,
Iyo Xeebjire Siciid
INTAAS WAXAA LA ISKU YIDHAA GADABUURSI.
Samaroon wuxuu u kala baxaa:
1. Yusuf/ Samaroon: waa curadkii Samaroon oo waxaa loo yaqaan Habar Yeesif
2. Ciise Samaroon: waa reer Ciise,
3. Zubeyr Samaroon
4. Makidor Samaroon: oo waxaa loo yaqaan Habar Makidor
afartaas nin waxaa ay yihiin ilmo Samaroon
Gadabuursi waa Habar Makidor iyo Habar Cafaan
Habar Makidor: Mahad Casse iyo Makahiil
Inta kale oo Gadabuursi waa Habar Cafaan
Habar Cafaan: Gobe Sicid, Xeebjire Sicid, Cumar Sicid/ Cumar Qacalquud, Jibraciin Sicid .Yusuf Samaroon , Ciise Samaroon iyo Zubeyr Samaroon.

Cadeynta:
Waxan idin soo bandhigaya cadeynmaha

Bollettino della Società geografica italiana, 1890's

Peoples of Horn of Africa, 1955's

Nuova Antologia 1890

154 Tribes of Somaliland 1941
Lakiin waa khalad, sax wuxuu ahaa sidan:
- Gobe(Ibrahiim) Siciid (Gobe)
- Cumar Siciid (Cumar Gacalquud)
- Cali Ganuun Siciid (Cali Ganuun)
- Xeebjire Siciid (Xeebjire)
- Jibracin Siciid(Jibracin)
- Ciisse Samaroon (Reer Ciise)
- Yesuf Samaroon (Habar Yesuf)
- Subeer Samaroon (Subeer)
- Muse
- Muse Fin
- Ismail Musa
- Abdi Musa
- Haron Musa
- Rer Hamud
- Faroleh
- Hassan Sa'ad
- Degawein
Habar Makador (Makador)
- Makahil
- Bahabar Hassan
- Muse Makahil
- Farah Yunis
- Ahmed Yunis
- Mohamud Yunis
- Nur Yunis
- Rer Mohamed
- Aden Yunis
- Shirdon Yunis
- Jibril Yunis
- Rer Dudub
- Mahad Casse
- Bahabar Musa
- Bahabar Aden
- Bahabar Eli
- Bahabar Abokor

I forgot source to this one, later on it will be added.

N'ell Harrar, 1896

No comments:
Post a Comment